المدة الزمنية 5:31

Riyadii Abiye ahmed iyo Caawa xaalku halka uumarayo Buugi uu qoray Ee madamar dib ha inoogu akhriyo

بواسطة Hadaan Dhanahay
44 مشاهدة
0
1
تم نشره في 2021/07/21

Riyadii Abiye ahmed iyo Caawa xaalku halka uumarayo" Ma ogtahay Soomaaligiiyow abiye ahmed Dowladaha Ethiopia dariska la ah in uusan soomaaliya u aqoon sanayn Halka uu shacabka itoobiya usheegay Jabuuti Eretrea iyo kenya kali ah wadama dariska la ah Ethiopia abiye ahmed Marka uu sharaxayo buugiisii (Madamar) wuu kareebay soomaaliya in kastoo aan filayo buugaasi Qoomiyadaha Ethiopia Caawa in uusan qeemo weyn oogu fadhiyin maadaama laga dhaxlay dagaalo sukeeye

الفئة

عرض المزيد

تعليقات - 0